Beesha wacbuudhan Abgaal oo maanta kulan balaaran ku yeelatay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay cambaaraynayaan dagaalada iyo duqaymaha weli kasii socdo magaalada Muqdisho.

Wacbuundhan Abgaal waxay sheegeen in ay doonayaan ku dhaqanka shareecada Islaamka islamarkaana ay kasoo horjeedaan dalabka Ciidan Shisheeye oo ay dhawaan dowladu codsatay.


Bayaan ay Beesha soo saartay Mudulood waxay ku sheegtay in aysan dowlada ku teegeeri doono qaab qabiil islamarkaana ay dowlada ku dhaliilayaan wax qabada la'aan.

Halkan ka Akhri Warsaxaafadeedka
 
Mudugnet.com Xafiiska Wararka Magaalada Muqdisho