Ifafaalo Guur - Gaadaco
Soomaaliya Ha Noolaato
ifafaalo guur Sow oori kuma helin - MudugNet Classic Music -Cabdirisaaq Axmed Faarax (Gaadaco) - Erayadii Abwaan Yaasiin Sheekh Axmed Barre, Naaxiyadii iyo Miyuusigii Mulaxanka Weyn Saalax Qaasim Naaji, Heestan ayaa aheyd heestii uu ku soo caan baxay fanaanka Gaadaco iyadoo ahayd mid aad looga daba dhacay Horaantii sideetameeyadii xiligaas oo uu ku soo biiray fanaaniintii Qaranka ee Hobollada Waaberi - Miyuusigga waxaa u garaacay wiilka uu abtiga u yahay ee Axmed Saalax Qaasim Yaa salaam Awlaad Fanaan Dhalay Ilbaxnimaad ku garataa