Mudugnet,
Axad, 21ka
August,
2011.
5 sano
kadib
aasaaskii
maamulka
galmudug
maamulka
waxaa
looga
fadhiyay
inu wax
badan ka
badalo
arimiha
bulshada
amniga
iyo
dhamaan
kaabayasha
nolosha
mudadadaas
kadib
muxuu
maamulka
badalay
oo la
taban
karaa?
Waxey
nala
tahay
aragtideena
anagoo
ah
aqonyahanka
iyo
ardayda
galmudug
ee Masar.
waxyaabaha
la taban
karo oo
qabsoomay
waxa ka
mid ah
:
1:Aqoonsi
calaami
ah
2:Tacliin
ama
waxbarasho
lagu
faani
karo oo
aan
koofurta
Soomaliya
ka jiran
marka
laga
reebo
caasimada
3:Caafimaadka
Sedexda
qodob oo
aan kor
kusoo
xusnay
marka
laga
reebo
qodobka
1aad oo
ah
aqoonsiga
labada
qodob oo
kale
waxaa la
dhihi
karaa
waa arin
eey
bulshada
galmudug
iskood
ugu
istageen
oo
maamulka
wax
shaqo
kuma
laha.
waxayabihii
ugu
wenaa oo
loo
aasaasay
maamulka
sida
1:Adkeenta
nabadgalyada
2:
Balaarinta
maamulka
3:
Kobcinta
ilaha
dhaqaalaha
sida
furitaanka
dakada
iyo
airport
gaar ah
Waxaa la
dhihi
karaa
intaas
oo
waxyaabood
maamulku
wuuu ku
guul
dareestay
inuu wax
ka qabto
Dhanka
amniga
iska
dhaaf in
la
adkeeyo
amniga
xitaa
kii hore
oo
dabiiciga
ahaa
ayaa
hatan
qatar
kujira
oo
falalka
dilalka
ah wey
soo
badanayaan
taas
waxaa
keenay
maamulka
oo
shaqadiisa
ka
gaabiyay
Dhanka
balaarinta
maamulka
maamulka
ilaa iyo
hada
waxa uu
dhaafi
la'yahay
koofurta
gaalkacyo
iyadoo
magaalooyinka
qaar
sida
hobyo
eey la
wareegeen
burcadbadeed
meeshaas
oo eheed
in
maamulka
uu xooga
saro
Waxeey
eheed in
marka
hore
maamulka
si
fiican
loo
gaarsiiyo
dageenada
mudug
iyadoo
aan taas
laheen
ayaa
waxaa
loo
talaabay
dhul
kale
taas oo
umuuqata
waan
socon
weynee
aan
orodno.
Bulshada
Galmudug
oo isugu
jira
odayaasha
dhalinyarada
culumada
haweenka
dhanka
odayasha
iyo
culimada
waxan
usoo
jedineeynaa
dhaliil
xoog leh
iyagoo
meeshii
la rabay
ineey
garab
istaagan
maamulka
waxeey
ku
noqdeen
caqabad
taas oo
keentay
inuu
maamulku
fadhiid
noqdo
bulshada
galmudug
waxaa la
gudboon
ineey u
istaagan
sidi loo
toosin
lahaa
maamulka.
Aragtidaan
waxeey
ka soo
baxday
ardayda
iyo
aqoonyahada
kala ah
1:Axmed
xasan
kaahiye
(gafaa)
2:Sharif
shiikh
c/qaadir
shiikh
maxamed
3:Cabdul
cali
dhiblaawe
4:Xasan
xuseen
xirsi
5:Xasan
faarax
maxamed
6:C/mahad
jaamac
faarax
7:Maxamed
c/nuur
xasan (danan)
8:C/risaq
xasan
jamac
9:Fartuun
jaamac
wardheere
10:Sacdiyo
khaliif
cilmi