Bulshada
xaafadaha Gaalkacyo oo Ka
cabanaya Kooxo hubaysan oo
xiliyada habeenkii ah dhac u
gaysanaya.
Mudugnet, Gaalkacyo, Jimce,
27ka August, 2010
Qaar Ka mid
ah Xaafadaha Magaalada Galkacyo
ee Gobolka Mudug ayaa waxay ka
Cabanayaan dhibaatooyin ay
Sheegn inay Habeenadii ugu
danbeeyay ugaysanayeen Kooxo
Hubaysan oo ka qowlasyta
Wadooyinka Xaafdaha dhex dooda
ah
Dadweyanaha
Qaybahooda kala duwan oo
Mudugnet.com la hadlay waxay
Sheegen in ay kooxo ku hubaysan
Bastoolado &qoryaha Fudud ay
dadka Shacabka ah dhibaatooyin
dhac ah ugaysanyaan Sida iyagoo
ka qaata Mobailada Gacanta ay
wataan iyo Alaabaha yar yare e
ay markaasi dadku Sitaan
Waxaana
Cabashada Xaafdah ugu bdan ee ay
kasoo yeerayso ay yihiin
Xaafadaha Israac Garsoor
Bul-bishaaro,Carfaat iyo kuwo
kale oo ka wada tirsan Waqooyiga
iyo Koofurta Magaalada Galkaccyo
Dadwweyanaha
waxay ugu baaqeen Maamulada ka
jira Goboblka inay wax ka
qabtaan arintaan oo ay sameeyaan
Ciidamo ilaalo ka haya Xaafdaha
dhibaatada ay ka jirto lana
dagaalamaan tuugada
In kasta oo
ay Cabashadaan ka soo yeerayso
Shacabka xaafadaha qaar hadana
waxaa jira xaafado iygu iskood
usamaystayCiidamo madani ah
kuwaasi oo habenekii roondooyin
ka wada wadooyink iyo Xaafadaha
ayna adagtahay in kooxaha wax
isbaaraysta ay soo Haweystaan.