Mudug
university
oo
maalintii
5aad ay
imtixaano
ka
socdaan.
Gaalkacyo,
Galmudug
State,
Somalia,
Arbaco
15ka
june,
2011.
Jaamacadda
Mudug
ayaa
waxa ka
socda
imtixaanaadkii
ardayda
iyadoona
imtixaanadaasi
ay socon
doonaan
mudo 6
maalmood
ah.
Imtixaanka
oo ah
imtixaankii
sanad
laha
ahaa
ayaa
waxa uu
soo
biliowday
maalintii
sabtida
isagoona
socon
doona
ilaa
maalinimada
khamiista
ah.

Gudoomiyaha
jaamacadda
Mudug
Prof.
Husein
Salaad
Wehliye
ayaa
warbaahinta
u
sheegay
in ay
aad iyo
aad ugu
faraxsan
yihiin
in manta
ay arday
heer
jaamacad
ahi ay
sanadii
ugu
horeysay
u
fadhiyaan
imtixaan
jaamacadeed.
Ardayda
oo ay ka
muuqatay
wajiyadooda
farxad
ku aadan
imtixaanka
jaamacadda
ayaa
waxa ay
sheegeen
in
imtixaanku
uu yahay
mid ay
aad ugu
niyad
san
yihiin
isla
markaana
ay
rajaynayaan
guul
wacan.

Jaamacada
Mudug oo
ka mid
ah
jaamacadaha
ugu
aqoonta
sareeya
jaamacadaha
dalka
Soomaaliya
ayaa in
dhawaalaba
waxaa ku
soo
quulqulayay
arday ka
kala
timid
dalka
gudihiisa
iyo
dibadiisa
taasoo
qiiro ku
abuurtay
bulshada
Galmudug.

Ma’ahan
markii
ugu
horeysay
oo ay
ardayda
jaamacadda
Mudug ay
u
fadhiistaan
imtixaan
balse
waxa ay
horay
usoo
galeen
imtixaankii
aqbalaada
iyo
midkii
semester-kii
Koowaad.
Aided
Mohamed
Ali
Jubba1.5@hotmail.com