
Madaxweyne Caalin oo kulan la yeeshay maxda Mudug university.
MudugNet, Gaalkacyo, GalMudug State, Somalia. Isniin 20 ka Juun, 2011.
Madaxweynaha
dowlada Galmudug
Col :Max’ed
Axmed Caalin
ayaa manta waxa
uu kulan
laqaatay
Gudoomiyaha
jaamacada Mudug
Pro:Xuseen
Salaad Wehliye .
Kulanka oo ka
dhacay xarunta
Jaamacadda Mudug
ayay labada
mas’uul waxa ay
kaga wada
hadleen
dhinacyada
hormarinta ,
amniga ,waxbarashada
iyo caafimaadka
deegaanada
Galmudug sidii
ay jaamacadda
Mudug ay gacan
oga gaysan
laheed jaamacadu.
Madaxweyne
Caalin ayaa
sheegay in
loobaahanyahay
in ay guud ahaan
ardayda iyo
maamulka
jaamacaddu ay ka
qaybqaataan
sidii laisugu
duba ridi lahaa
howlaha
hormarineed ee
Galmudug.
Prof:Xuseen,gudoomiyaha
Mudug university
ayaa
madaxweynaha
ubalanqaaday in
ay geed dheer
iyo geed
gaabanba ay
ufuulayaan sidii
ay kor ugu qaadi
lahaayeen
Caafimadka ,
Waxbarashada,Amniga
iyo guud ahaan
hormarka
Galmudug.
Ma’aha markii
ugu horeysay oo
uu madaxweynaha
dowlada
Galmudug uu
soobooqdo
xarunta Mudug
university,kol
hore ayuu
booqasho kukala
bixiyay
Kuliyadaha kala
duwan ee
jaamacadda
halkaas oo
sitoos ah kulan
ulaqaatay
Mas’uuliyiinta
iyo ardayda
Jaamacadda Mudug.
Aided Mohamed
Ali
Jubba1.5@hotmail.com