Mudugnet MAIL: mudugnet@yahoo.ca                         

Aan Maalo Hasheena Maandeeq - Kuluc iyo Walaala Hargeysa

BBC Somali
11:00 -11:15
14:00 - 14:30
16:00 - 16:15
18:00 - 18:30
Somali Sites 
Somali links
Mudug.com
Marka Cadeey
Baraawepost
Islamic Sites
Khalid Mosque
Dr. Bilal Philips
Boqolsoon 
Zawaj.com
Boqolsoon 
Islamic City
Quran Audio
Noble Quran
MSA
Ottawa Muslims
Eat Halal.com
Hadith
Suugaanta
SomaliClassicMusic
MudugNet Music
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Abubakar Islamic Center Recieved record Support at convention despite controversy - by Ramla  Bile- Mshale news
MudugNet Muqdisho, Jimce, July 03,  2009.
Dagaallo qaraar oo Muqdisho ka socdo iyo Mucaaradka oo kusii fidayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia
Qoysaskii ugu badnaa degmooyinka Waqooyiga magaalada Muqdisho oo bilaabay Barakac hor leh
Ciidamada AMISOM oo maanta Nin rayid ah ku dilay Isgoyska KM4 degmada Hodon magaalada Muqdisho
Al Shabaab oo Xukun Gacan goyn ah ku riday Nin ku sugan magaalada Marka oo lagu helay fal xatooyo ah
MudugNet Muqdisho, Khamiis, July 02, 2009.
Dagaaladii ugu cuslaa oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Mucaaradka oo meelo hor leh qabsaday
Sarkaalkii ugu sareeyay Ciidanka Maxaakimta dowlada raacsan oo ku biiray kooxda mucaaradka Xisbul Islaam
Ciidamo Itoobiyaan ah oo kaabiga soo saaray magaalada B/weyne gobalka Hiiraan
Ciidamo daacad u ah Yuusuf Indha Cadde oo galabta dagaal ku yimid agagaarka Suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho
Dowlada Itoobiya oo yaraysatay Hanjabaadyada uga imaanaya Xoogaga Islaamiyiinta Somalia
MudugNet Muqdisho, Arbaco July 01, 2009.
Gal-Mudug oo Maanta Dooratay Madaxweyne Cusub
Maalinta Xoriyada oo si gaabis ah looga xusay Magaalada Muqdisho
Yuusuf Indha Cadde " Al Shabaab aniga igama cilmi badna waxay rabaan in ay dadka wareeriyaan".
Al Shabaab oo Suuqa Xoolaha ka mamnuucday Cunista Maandooriyaha Khaadka
Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia oo Muqdisho ku dhintay
MudugNet Muqdisho, Talaado, June 30, 2009.
Qaraxyo iyo Tacashiirado Khasaara dhaliyay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta safar u amba baxay xilli ay dagaallo ka socdaan magaalada
Mas'uuliyiin ka tirsan Gobalka Hiiraan oo iscasilay eedayna u jeediyay dowladda Federaalka.
Al Shabaab oo sheegay in ay weerarayaan Kenya iyo Itoobiya (Waa u yeerasho Cadawga Soomaaliya oo dalka Qabsada kadib markii shabaab aragtay in Quwadaha Cadawga u ah Soomaaliya ay dhaheen Ciidamo u soo diri meyno Soomaalia)
MudugNet Muqdisho, Isniin, June 29, 2009.
Gen. Cabdi Qaybdiid " Ciddii aan ku qabano Gawaari Muraayada Madow leh waxaan u arkaynaa Nabad diid Argagaxisa ah".
Dhaqanka Hawiye oo ku baaqay in loo gurmado dadka dhibaataysan
Maxaakimta dowlada raacsan oo cambaareeyay duqaymaha ay AMISOM ka gaysato Magaalada Muqdisho
Al Shabaab oo Maanta Bakhaaro kuyaal Suuqa Bakaaraha kasoo heshay Raashin dhacay (Daawo Sawirada).
Isbedel dhanka Maamulka ah ayaa maanta ka dhaqan galay gobalaa Bay iyo Bakool oo ay maamulaan Xoogaga Islaamiyiin ah oo mucaaradsan Dowladda Federaalka Somalia.
MudugNet Muqdisho, Sabti June 27,  2009.
Madaxweynihii Gal-Mudug oo Xilkii uu hayay Iska casilay iyo Prof. Max'med Faarax Jimcaale oo ku guulaystay deminta xasarada Gal-Mudug
Markab hub iyo saanad Ciidan u sida dowladda KMG oo ku soo xirtay Dekadda Muqdisho
Waqooyiga Magaalada Muqdisho oo kacsan iyo dagaallo weli halkaasi ka socdo
Dowladda Federaalka Somalia oo Itoobiya ka codsatay in Ciidankii Gumaysiga dib loogusoo celsho Somalia
Al Shabaab oo xirtay gudoomiyihii hore ee degmada Baraawe gobalka Shabeelaha Hoose
MudugNet Muqdisho, Jimce, June 26, 2009.
Maalinta Xoriyada Somalia oo aan Muqdisho iyo Gobalada kale laga xusin iyo Calan Madoow ah oo bedelay Calankii Buluuga ahaa.
Xaalad Nolol xumo oo hayso Shacabkii Kabarakacay Muqdisho ee kunool duleedka Bari ee magaalada Muqdisho
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabada 26-ka Juun aawgeed
Madaxweynaha Soomaaliya oo Shacabka Jabuuti ugu hambalyaysay maalinta Calanka Dalka Jabuuti
Xoogaga Islaamiyiinta ah oo la wareegay inta badan Gacan ku haynta gobalka Shabeelaha Dhexe
MudugNet, Muqdisho, Arbaco, june 24, 2009.
Maxaakimta islaamka B/weyne oo cafis u fidiyay Maxaabiis ay kusoo qabteen howlgallo nabad gelyo
Degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid oo ay weli kasii socdaan dagaallo qaraar
Sheekh Xasan Daahir oo sheegay in ay Guluf dagaal lageli doonaan Ciidan Shisheeye oo Somalia yimaada
Jaamacadda Carabta oo ka qayla dhaamisay dhibaatada ka aloosan Koonfurta Somalia
Jabhadda Xoraynta Somali Galbeed oo Ciidamo katirsan Gumaysiga Itoobiya ku laysay Dhulka Somali Galbeed
MudugNet, Muqdisho, Talaado, June  23, 2009.
Dagaallo Goos-goos oo maanta ka dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid Magaalada Muqdisho
Beesha wacbuudhan Abgaal oo maanta kulan balaaran ku yeelatay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay cambaaraynayaan dagaalada iyo duqaymaha weli kasii socdo magaalada Muqdisho.
Burcad Soomaali ah oo Weerar ku qaaday Gaari xamuul ah oo marayay duleedka Magaalada Jowhar
Maamulkii hore ee degamada Beledxaawo oo ka biya diiday Maamul cusub oo ay Al Shabaab ka dhistay degmadaasi
Gudoomiyaha Balanballe " Ciidanka Itoobiya ee Balanaballe jooga waxay noo sheegeen in ay dowladu ka warqabto joogitaankooda"!
MudugNet, Muqdisho, Isniin, June 22, 2009.
Madaxweyne Shariif oo Saxiixay in dalka Somalia lageliyo xaalad deg deg ah
Ciidanka Gumaysiga Itoobiya oo bilaabay dhaq dhaqaaqyo ay Somalia kusoo aadayaan
Beesha Caalamka oo taageertay Codsigii ay dowlada Somalia Ciidan shisheeye ku dalbatay
Maydadka Dad ay dileen Ciidanka AMISOM oo laga helay degmada Kaaraan magaalada Magaalada Muqdisho ? ? ?
Al Shabaab oo maanta xukuno gacan goyn ah ku fulisay dad la sheegay in ay wax ku xadeen magaalada Muqdisho
MudugNet Muqdisho, Sabti June 20, 2009.
Shacab farabadan oo ku dhintay dagaalada weli ka sii socdo magaalada Muqdisho
Dowladda FKMG Somalia oo qirtay in Kooxaha Mucaaradku ay dhaqaale ahaan iyo Meleteri ahaan kaga wanaagsan yihiin dowladda
Dowladda KMG Somalia oo xaalad deg deg ah kusoo rogtay dalka baaq bad baadin ahna u dirtay caalamka.
Dagaaladii ka socday Waqooyiga Muqdisho oo sii xoogaystay iyo Mucaaradka oo weli wada is baalarin ?
Dowladda KMG Somalia oo codsatay in dalka la keeno Ciidamo Ajaanib ah .
Ciidamada AMISOM oo Madaafiicdii ugu cuslayd ku garaacay xaafadaha magaalada Muqdisho
MudugNet Muqdisho, Jimce, June19, 2009.
War deg deg ah dagaallo qaraar oo ka dhacay Kaaraan iyo Mucaaradka oo la wareegay gacan ku haynta Waqooyiga magaalada Muqdisho.
Jaaliyadda Soomaalida Sudan oo aad u cambaaraysay dilka waziirka amniga Cumar Xaashi
Ciidamo kawada tirsan Dowladdda Federaalka oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho dad badana iska laayay
Dowlada oo soo bandhigtay magacyada dadkii ku halaagsamay qaraxii magaalada B/weyne
Caalamka ayaa siyaaba kala gedisan u cambaareeyay falkii shalay lagu laayay saraakiil iyo ciidan ka tirsan dowlada.
MudugNet Muqdisho, Khamiis, June 18, 2009 .
Tafaasiil Dheeri ah oo kasoo baxaysa dilkii Cumar Xaashi(Naxariistii janno Allaha siiyee) iyo khasaara xoogan oo ka dhashay qaraxii B/weyne
Itoobiya oo Ciidan xoogan soo gelisay gobalka Bakool dalka Somalia
Saqajaamiinta Al Shabaab oo ku faantay dilkii Cumar Xaashi Aadan
Qaar ka mid ah Waxgaradka Beesha Mudulood oo soo saaray War ay ku cambaaraynayaan Duqayntii lagu xasuuqay dad ku sugan degmada Kaaraan
Dagaallo iyo duqaymo maalintii 3-aad ka socdo magaalada Muqdisho
Madaxweyne Shariif " Dalka waxaa kusoo duulay Al Qaacidda waa in aan iska qabanaa"!
MudugNet Muqdisho, Arbaco,June17, 2009 .
Dhaqanka Hawiye oo ka hadlay dagaalada weli ka sii socdo magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah oo faahfaahsan oo ka soo baxaya Dagaaladaii ka dhacay Deegaanada Hodan iyo Howl wadaag oo ay guulo la taaban karo ka soo hooyeen Ciidamada Xaq u dirirka Dowladda KMG ee Soomaaliya
Taliyihii Ciidanka Booliska gobalka Banaadir oo ku geeriyooday dagaal saaka ka dhacay magaalada Muqdisho
Ciidamada AMISOM oo galabta duqaymo culus u gaystay suuqa Bakaaraha Muqdisho
Khasaara culus oo shacabka kasoo gaaray dagaalada weli ka socda magaalada Muqdisho
MudugNet, Muqdisho, Talaado june 16,  2009.
Xoogagga Al-shabaab oo Dagaal kula wareegay Fariisimo ay ciidanka Dowladda ku lahaayeen Deegaanka Galgalato.
Guddoomiyaha Barlamaanka oo xildhibaanada ugu baaqay inay soo xaadiraan Kalfadhiyada Barlamaanka.
Midowga Afrika oo Beeniyey in Ciidamada Ethiopia gudaha u galeen qeybo ka mid ah dalka Somalia
MudugNet, Muqdisho, Axad June 14,  2009.
Dowladda Federaalka oo hubkii ugu faraha badnaa ka heshay wadamada reer galbeedka
Maamulka Ahlusuna gobalka Galgaduud oo beeniyay hadal shalay kasoo yeeray Xildhibaan Salaad Cali Jeelle
Dowlada Tikreega oo beenisay fara gelinta qaawan ee Ciidankeedu kusoo sameeyeen Somalia
MudugNet, Muqdisho, Sabti June 13, 2009.
AMISOM oo adkaysay amaanka Madaxweyne Shariif iyo xoghaynadiisa oo hub ka dhigis lagu sameeyay
Dowladda KMG ah iyo Ahlusuna oo yeelanaya Xariir dhan walba ah.
Saraakiil katirsan Tikreega Itoobiya oo dhax dhaxaadinaya Maleeshiyaadka Ahlusuna oo qaab qabiil isku khilaafsan (Xag rasmi ah).
Falal ugaarsi ah oo ka bilaawday magaalada Beledweyne gobalka Hiiraan
Xildhibaan ka tirsan Dowlada Somalia oo amaanay Burcad Badeeda Somalia
MudugNet Muqdisho, Arbaco, June 10,  2009.
Weriye Cilmo Boodhari " Saxaafadu dhinac kama noqon karto ishaysadka Shariif & Shiikh Xasan".
Odayaasha magaalada Muqdisho oo cambaareeyay tacadiyada ka dhanka ah Weriyaasha magaalada Muqdisho
Odayaasha gobalka Hiiraan oo sheegay in Cumar Xaashi uu ku fashilmay abaabulo dagaal oo uu ka weday gobalada dhexe.
Madaxweyne Cabdi Qaasim oo kooxaha dagaalamaya ugu baaqay nabad dagaalkana joojiyaan
Ciidamo katirsan Dowladda oo iskuso dhiibay kooxaha Mucaaradka ah
 
 

Political Humor or Fact !
A flash Back of What we wrote a year ago About USA, Ethiopia etc.

Galmudug: Xal Ma Ahan In Siyaaso Fidno La-Abuuro - Hassan S.A.Shirwa
Hagardaamooyinka Jabuuti ku Hayso Ummaada Soomaaliyeed - A. Gurato
Galmudug: Dhisidda Xukuumad Loo Dhanyahay OO Tayaysan - Hassan Sh. Ali
Galmudug: Golaha Gasoorku Dib Uma Dhigikaro Doorashooyinka - Hassan S.A.Shirwa
Madaxweyne Kiimiko oo kala diray Golayaashii Shuruucda ee Dowlad Goboleedka GalMudug  Dibna u dhigay Doorashooyinkii lagu waday iney qabsoomaan Bisha July 1deedii - (Akhriso Dikreetada Madaxweynuhu ku kala diray Golayaasha)
Galmudug: Ammaanka OO Khalkhal
Kujira
-
Xassan Sh. Cali
Somalia: Ethiopia,Kenya & Amison Will Invade To Colonize - Kaarshe Majiid
Galmudug: Waa Muhiim Inla Raaco Dastuurka Degsan - Hassan Shirwa

 

MUJAAHIDIINTA MA WAXAY U DAGAALAMAYEEN KITAABKA ALLE MISE KURSI - Cumar Yuusuf Kaahiye
Somalia: The TFG's Sea Agreement With Kenya Is Illegal - Hassan shirwa
Hey'ada GSA (General Service Agent) oo u gurmatay deegaanno abaaruhu saameeyeen oo ka tirsan Gobollada Mudug iyo Galgaduud
WAXAAN KA  AAMINSANAA GALMUDUG STATE IYO WAXAAN KU SOO ARKAY WAA KAAF IYO KALA DHEERI. Aniso Cali Axmed   

BAAQ KU WAJAHAN ABAARTA BA’AN EE KU HABSATAY DEEGAANDA HOOS YIMAADA MAAUL GOBOLEEDKA GAL-MUDUG STATE.

Dowladda Sharmarke:Waa Rajo Iyo Walwal Isbarbar Socda - Hassan Shirwa
Somalia: The West & UN Forms Another TFG Transition - Hassan Shirwa

Soomaaliyeey, Lama Heshiin ee Ma Heshiinaa? - Axmed Gurato

Talasiin Madaxweyne Shariif ee ku
aadan  xulashada Ra'iisal wasaaraha
  -  Xuseen Samatar
Xukuumadda cusub ee GalMudug
State  -
Abwaan Calideeq 
Wanaaga iyo Nusqaanta Lagu Xanto Sheikh Sharif Ahmed. Cumer Kulmiye

US turned blind eye to Somalia abuses: rights group - editing by Elizabeth Piper

Jaaliyada Galmudug ee Germany oo tageertay madaxweynaha somalia
Bogaadin Madaxweyne Shiikh Shariif -Qeys Hagi
Djibouti: Daruur Jiilaal Ma Di'e-
doontaa ? -
Hassan S.A.Shirwa

Diinta Islaamka iyo Is miidaaminta Suleimaan Siidow 

Somalia: Who Ought To Be President - Hassan S.A.Shirwa
Somalia: Terminating Ethiopian Imperialism & Political Interference. - Hassan S.A.Shirwa
Talo Soo jeedin ku socota Madaxda ARS ta garabka Jabuuti -
Somalia: Sirdoonka CIA,Yahuudda& Xabashida OO si weyn U dhexgalay Alshabaab - Xasan Cali
Somalia:Hanaanka Hoggaan dhaqameedka oo Noqday
Jaantaa Rogan-
Hassan Shirwa
Somalia: Woes Of A Puppet & Heartless Warlord - Hassan Shirwa
How Sharia Law Punishes Raped Women - Hassan Mahmud
WOMENS’ RIGHT TO DIVORCE IN SHARIA LAW
HOW IT VIOLATES THE QURAN, PROPHET AND JUSTICE

Hassan Mahmud

KA QEYB QAADO DHISMAHA
DUGSIGA SARE EE CEELGUULA

Daawo Muuqaalka Dugsiga Hoose/dhexe ee CeelGuula

Koonfurta Gaalkacyo: Adkaynta Ammaanka & Kaladambeynta - Hassan Shirwac.
DJibouti:The TFG &The Two Shariifs Signed Another Scandalous Treaty. Hassan Shirwac.
Somalia: Back to The Butcher- Ahmed A/Kadir (Shiine)
Shirka Kenya: Oowrtii Hore OO Garba-beeshay Baa Tu kale Lagu Badalayaa! - Hassan Shirwac.
Somalia is not a soft touch in spite of anarchy - Abdifatah Fandhaal

Warsaxaafadeed Ayidaad Heshiiskii GalMudug iyo Puntland ee 16kii Setember, 2008da

Sannad iyo bar ka dib iyo Dugsiga Sare ee Mudug (MSS).
by Abwaan Calideeq
Fadliga Bisha Ramadaanka - Sheekh Axmed Yaasiin - Toronto

Qaliimo cusub oo laga bilaabay Isbitaalka koonfurta Gaalkacyo. Wareysi aan la yeelanay Dr. Mohamed Abdikarim Nur (Dr.Amin) oo ah madaxa caafimaadka ee isbitaalka

Shaqada Isbitaalka Gaalkacyo oo kor u sii socota - Wareysi Qoraal ah oo aan la yeelanay Dr. Maxamed Amiin oo ah madaxa Dhakhaatiirta Isbitaalka Gaalkacyo.